Gudoomiyaha xisbiga  mucaaridka ah ee WADANI Cabdiraxmaan Maxamed Ciro, ayaa laga helay xanuunka COVID19, kaasi oo uu isagu ku xaqiijiyay bartiisa FBga.

Gudoomiyaha xisbiga  mucaaridka ah ee WADANI Cabdiraxmaan Maxamed Ciro, ayaa laga helay xanuunka COVID19, kaasi oo uu isagu ku xaqiijiyay bartiisa FBga.
Cabdiraxmaan waxa uu intaa ku daray in uu geli doono 2 toddobaad oo is takoorid ah, taasi oo ay dhakhaatiirtu kula taliyeen.
Gudoomiyaha WADANI waxa kaloo sheegay in hadda caafimaadkiisu aad u wanaagsan yahay.
ALLE waxaan uga baryeynaa in uu degdeg uga samato bixiyo Viruska CORONAVIRUS ka ee dunida gacmo duubay.