Hargeysa: Maamulka Dowladda Hoose oo Kulan la qaatay Bangiyo Maal-gelin sameeya

Hargeysa (Salaanmedia)- Maayar ku-xigeenka Caasimadda Hargeysa oo uu weheliyo Xoghayaha Fulinta ee dowladda Hoose ee Caasimadda, ayaa maanta kulan la qaatay masuuliyiinta ka socday Bangiyada Maalgelinta sameeya ee dalka.