Hargeysa: Munaasibad loo qabtay 250 Arday oo ka Qalin-jabiyey Kulliyadaha kala duwan ee Jaamacadda Rift Valley

Hargeysa (Salaanmedia)- Jaamacadda Rift Valley faraceeda Hargeysa, ayaa maanta munaasibad ballaadhan u qabtay 250 Arday oo ka Qalin-jabiyey Kulliyadaha kala duwan ee jaamacadaasi ka kooban tahay.

Xafladda Qalin-jabinta Ardayda oo ku qabsoontay Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa, waxa ka qayb-galay Masuuliyiin ka socda dowladda, siyaasiyiin, xildhibaanno, maamulka iyo Macalimiinta jaamacadda, Ardayda Qalin-jabisay iyo waalidiintooda iyo marti-sharaf kale.

Warkan oo faahfaahsan muuqaalka hoose ka daawo