Hargeysa: Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda oo qabatay Tababarka Cashuur Bixiyaha ee Cashuurta Macaashal-Macaashka Shaqaalaha

Hargeysa (SalaanMedia)- Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda ee Somaliland, ayaa magaalada Hargeysa ka bilowday kulan ku saabsan Tababarka Cashuur Bixiyaha ee Cashuurta Macaashal-Macaashka Shaqaalaha ee dalka.