Maayarka Hargeysa iyo Wasiirka Ciyaaraha oo Kormeer ku tagay Garoonka Kubadda Cagta ee Hargeysa

 

Hargeysa (SalaanMedia)- Maayarka Caasimadda Hargeysa oo uu wehelo wasiirka wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Somaliland, ayaa maanta kormeer ku tagay Garoonka kubadda Cagta ee Hargeysa.