Somaliland: Bayaan Ka dhan ah Badeecadaha Faransiiska oo hadda ka soo yeedhay qaar ka mid ah culimada dalka

Hargeysa (SalaanMedia)- Culimada Somaliland oo Shacabka u diray Qaylo-dhaan ka dhan ah Badeecadaha Faransiiska iyo Ismticmaalkooda oo ay uga digeen.