Madaxweynaha Djibouti oo Weeraray Maalgeshiga Dekedda Berbera iyo Doorashada Soomaliyaa oo uu Al-Shabaab uga Cabsi-qabo

Jabuuti (SalaanMedia)- Madaxweynaha dalka Jabuuti IsmaaciilCumar Geelle ayaa sheegay in aanu illaa hadda maqal wax sheegaya in shirkadda DP World ee Imaaraadka laga leeyahay ay maalgashi ballaadhan ku samaynayso dekedda Berbera. Waxa keliya ee uu ogyahayna uu yahay soo jeedimo mashariiceed.

Warkan oo Faahfaahsan kaga bogo Muuqaalka Hoose