Sidee Kililka 5aad uga Faa’idaysan karaa Dagaalka ka socda Dalka Ethiopia? DAAWO Aqoonyahan faaqiday Arrintan

Aqoonyahan Ismaaciil Cali oo inta badan ka faalooda siyaasadda Mandaqadda, ayaa  Soo bandhigay waxa uu ku tilmaamay fursado muhiim ah oo Soomaalida ku dhaqan Kililka 5aad ee Ethiopia kaga Faa’idaysan karaan Dagaalka Dowladda Federaalka Ethiopia iyo Ismaamulka Tigray-ga.