Wasiirka Maaliyadda JSL oo Xadhigga ka jaray Xarun Cusub oo laga hirgeliyey Garoonka Diyaaradaha

 

Hargeysa (SalaanMedia)- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta xadhigga ka jaray Dhisme Cusub oo wasaaradda Maaliyaddu ka hirgelisay Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Hargeysa.