“Xasan Shahar Waa Koor Laba Carab lagu Xidhay” – Wali Cabdi Jaamac oo si adag uga jawaabay Hadalkii Xildhibaanka

Hargeysa (SalaanMedia)- “Xasan Shahar Waa Koor Laba Carab lagu Xidhay” – Wali Cabdi Jaamac oo si adag uga jawaabay Hadalkii Xildhibaanku ku duray Sheekh Aadam-Siira oo dhaliilo u jeediyey Goleyaasha Deegaanka ee dalka.