Guddida Heer Qaran ee Ka Hortaga Covid-19 Oo Wacyi-gelin Iyo Tabobarro ka sameeyey Gobollada Dalka

 

Hargeysa (SM)- Xoghayaha Gudida Heer Qaran Ee Ka Hortaga Covid 19 Xuseen Aadan Cige (Xuseen-Deyr) ayaa Kulan Aqooneed Wacyigalin, Xog-waran iyo Tababar isugu Jira Magaalada Boorama Uga Daah Furay Guddiyada Heer Gobol Ee Ka Hortagga iyo Maaraynta Xanuunka COVID 19 Ee Gobollada Awdal, Selel, Gabiley iyo Maroodi jeex.