Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo ku dhawaaqay shirkadaha ku guulaystay dhowr Mashruuc

Hargeysa (SalaanMedia)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka ee Somaliland, ayaa maanta shaaciyey shirkadaha ku guulaystay mashaariic kala duwan oo xukuumaddu hirgelinayso kuwaas oo tartankooda hore loo shaaciyey.