Guddoomiyaha Gudida Qandaraasyada iyo wefti uu hoggaaminayo Oo Kormeeray Mashaariic la fuliyey Gobolka Togdheer

Burco (SM)- Guddoomiyaha Guddiga Qandaraasyada Qaranka Nuux Maxamed Xuseen oo ay weheliyaan Agaasimaha Guud iyo Xubno ka tirsan Guddigaas, ayaa maanta kormeer indho-indhayn ku sameeyey mashaariic kala duwan oo laga hirgeliyey magaalada Burco.

 

 

Salaanmedia.com

Burco/Somaliland