Gudida Qandaraasyada Qarranka Oo Gaadhay Magaalada Laas-caanood

 

Guddoomiyaha Guddiga Qandaraasyada Qaranka Nuux Maxamed Xuseen iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa maanta gaadhay magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool, halkaas oo ku soo kormeereen mashaariic kala duwan oo xukuumaddu ka hirgelisay magaaladaas.