Hargeysa: Guddoomiyaha Komishanka Tamarta oo kormeeray Goobaha Korontada laga dhaliyo Tamarta Qorraxda

Hargeya (SM)- Guddoomiyaha Komishanka Tamarta ee Somaliland ayaa maamta kormeer ku sameeyey Goobo ay ku yaallaan Korontada laga dhaliyo Tamarta Qorraxda ee caasimadda Hargeysa.