Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Hay’ad ka hawl-gasha gudaha Somaliland oo ku Hawlan Qorsheyaal lagu Minja-xaabinayo minja-xaabinayo Qaranimada JSL

Hargeysa (SalaanMedia)- Hay’adda EUCAP oo Xafiis ku leh Soomaaliya iyo Somaliland ayaa wadda qorshe ay ku mijo-xaabinayso Danaha Somaliland ee Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed.

Hay’adda oo qorsheyaal badan oo Qarsoon ka wadda gudaha Somaliland ayaa sheegtay ayaa qoraal ay soo saartay ku caddaysay inay taageero ciidan siin doonto ergayga uu Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo u magacabay Geeska Afrika iyo Badda Cas.

Arrintan oo khatarteeda leh ayaa ku soo beegmaysa xilli uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland uu hore u diiday qof kasta oo dawladda Soomaaliya soo magacawdaa in aanu ka shaqayn doonin badda cas.

Warkan oo faahfaahsan ka akhriso qoraalka Hoose