Maayarka Caasimadda oo faahfaahiyey Goobaha ay Diiwaangalinta Codbixiyeyaashu Ka Sii Shaqayn Doonta Degmada Hargaysa

 

Hargeysa (SM)- Maayarka Caasimadda Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco), ayaa faahfaahiyey Goobaha ay Diiwaangalinta Codbixiyeyaashu Ka Sii Shaqayn Doonta Degmada Hargaysa oo loo muddo-kordhin loo sameeyey, kaddib markii ay maanta soo gebo-gabowday muddo Afar maalmood ah oo hore loogu qoondeeyey inay diiwaangelintu ka socoto.

Warkan oo Faahfaahsan ka daawo muuqaalka Hoose