Murshax Ka Farxiyay reer Hargeysa oo Hankiisa Soo Bandhigay

 

Hargeysa (SalaaMedia)- Khaalid Cabdilaahi Falaago ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyey inuu yahay Murashax u taagan Doorashada Goleyaasha Deegaanka ee la filayo inay dalka ka qabsoonto badhtamaha sannadka soo socda.

Murashax Khaalid Falaago oo saxaafadda la hadlay, waxa uu sheegay inuu iska sharraxayo Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, kana mid noqon doono murashaxiinta xisbiga u metelaya Degmada Hargeysa ee Caasimadda Somaliand.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose