“Reer Hebalba kii ugu Xumaa ayay keeneen oo wakaa 5-ta Fooq Dhistay ee…” Sh Maxamed Adam oo si adag u duray xulashada xildhibaanada

 

Hargeysa (SM)- Sheekh Maxamed Aadan oo ka mid ah culimada waaweyn ee magaalada Hargeysa isla markaana ah Iimaamka Masjidka Cali Mataan ee badhtamaha Caasimadda, ayaa si adag u naqdiyey qaabka Beeluhu u soo xulaan murashaxiinta u tartamaysa Goleyaasha Deegaanka iyo Wakillada.

Sheekha oo maanta arrintan ku soo qaatay khudbaddii Salaadda Jumcaha ee maanta, waxa uu ku dheeraaday sawir qaldan oo bulshadu ka aaminsan tahay xulashada murashaxiinta u tartamaysa doorashada.

Muuqaalka Hoose ka daawo Khudbadda Sheekh Maxamed ee maanta