Sheekh Aadan-Siira oo Garnaqsi Adag kaga jawaabay eedaymihii Xildhibaan Xasan Shahar

Hargeysa (SalaanMedia)- Sheekh Aadam Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadan-Siira), ayaa jawaab adag ka bixiyey hadal ka soo yeedhay Xildhibaan ka tirsan Golaha Deegaanka Hargeysa oo dhawaan eedaymo u jeediyey Sheekha oo ka mid ah culimada waaweyn ee Somaliland.