Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Somaliland oo shir ka yeelatay Qorshe-hawleedka Sannadka dambe

Hargeysa (SM)- Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Somaliland ayaa qabatay  kulan hawleed lagu gorfeynayo qorshe hawleedka Wasaaradda ee sannadka 2021-ka.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose