DAAWO Barnaamijka Wax-qabadka Sannadkii tagay ee Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda Somaliland

 

Hargeysa (SM)- Halkan waxaanu idiinku soo gudbinaynaa barnaamij laga diyaariyey wax-qabadka u qabsoomay sannadkii tagay Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda ee Jamhuuriyadda Somaliland.

Ka Daawo Muuqaalka Hoose