Daawo Barnaamijka Waxqabadka Sannadkii tagay ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada

Halkan waxaanu idinku soo gudbinaynaa barnaamij laga diyaariyey Waxqabadkii ay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshadu ku tallaabsatay sannadkii 2020kii ee daawasho wacan.