Fannaankii Beddelay Maxamed Axmed Kuluc (AHU) oo Hargeysa ka Hilaacay iyo Heestii Ha Ku Daalin Jeedaal

 

Daawo Muuqaalka Hees u lahaan jiray Fannaankii Caanka ahaa ee Allah ha u naxariistee Maxamed Axmed Kuluc oo uu qaadayo Fannaanka Da’yar ee Khaalid Dhoobo ka tirsan Kooxda Dayax Band oo ka dhisan magaalada Hargeysa

https://youtu.be/1tyUou_VqCs