Garoowe: Sheekh Mustafe oo Muxaadaro Cusub kaga hadlay Arrimo Muhiim ah

 

Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun oo dhawaan gaadhay magaalada Garoowe ee Xarunta maamul-goboleedka Puntland oo si ballaadhan loogu soo dhaweeyey, ayaa muxaadaro qiimo badan oo uu arrimo muhiim ah kaga hadlay ka jeediyey magaaladaas.

Muuqaalka Hoose ka daawo Muxaadarrada Sheekha