Guddiga Qandaraasyada oo Kormeeray mashaariic laga fuliyey gobolka Gabiley

Hargeysa (SM)- Xubno ka tirsan Guddiga Qandaraasyada oo uu weheliyo Agaasimaha waaxda daba-galka Mashaariicda ay guddigu Bixiso, ayaa maanta socdaal ku tagay degmooyinka Gabiey, Arabsiyo iyo Tog-wajaale oo ay ka socdaan Mashaariic kala duwan oo xukuumadda Somaliland ka hirgelisay, kuwaas oo qaarkood dhammaadeen, kuwo kalena dhismahoodu socdo.

Warkan oo faahfaahsan ka dawo Muuqalkan