Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Hambalyo Eng Faysal Yusuf Cilmi iyo Marwadiisa Samsam Ismaciil Jama oo maanta meherkoodu qabsoomay.15.01.2021

Hambalyo Eng Faysal Yusuf Cilmi iyo Marwadiisa Samsam Ismaciil Jama oo maanta meherkoodu qabsoomay.15.01.2021

 

dhamaan hawl wadeenadda shabakadda Salaanmedia gaar ahaan tifatiraha guud Xamse Axmed Salaan waxay Tahniyad Meher u dirayaan Eng Faysal Yusuf Cilmi iyo Marwadiisa Samsam Ismaciil Jama oo maanta meherkoodu qabsoomay.15.01.2021

Waxaan Allah uga baryaynaa labadii isu raaga Ubad khayr qaba kala hela.

Amiin Amiin Amiin