Hargeysa: Odayaal iyo Wax-garad Madaxweynaha Somaliland uga cawday Wasiir Xukuumaddiisa ka tirsan oo ay isku beel yihiin

Halkan ka daawo Odayaal iyo Wax-garad Madaxweynaha Somaliland uga cawday Wasiir Xukuumaddiisa ka tirsan oo ay isku beel yihiin, kaas oo ay ku eedeeyeen inuu faro-gelin ku hayo Arrimaha Xuliska Murashaxiinta Goleyaasha Deegaanka iyo Wakiillada