Murashax Cabdirashiid Nuux Wacays oo ka hadlay Muddeynta Doorashada

Berbera (SM)- Murashax Cabdirashiid Nuur Wacays oo ka mid ah murashaxiinta u tartamaysa Golaha Deegaanka ee degmada Berbera, ayaa ka hadlay wakhtiga loo muddeeyey doorashada goleyaasha deegaanka iyo Wakiillada oo ku beegan 31-ka May 2021, waxaanu ku baaqay in la waafajiyo wakhtiga muddo-kordhinta ah ee Golaha Guurtidu hore ugu sameeyey wakiillada.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo muuqaalka Hoose