Musharax Maxamed Dhigane Oo Si ballaadhan Loogu Soo Dhaweeyay Deegaanada Qorilugud Iyo Coodanle

Musharax Maxamed Dhigane Oo Si weyn Loogu Soo Dhaweeyay Deegaanada Qorilugud Iyo Coodanle ee gobolka Buuhoodle/

Musharaxa oo kamida aqoonyahanka u taagan doorashada golaha wakiilada xildhibaanada ee ka sharaxan gobolka togdheer ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey degaano ka tirsan gobolka togdheer, isagoo bulshada deegaanadaasi gudoonsiiyey agabka ciyaaraha iyo koob ciyaareed si dhalinyartu u horumariyaan isboortiska.