Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed oo..

Hadhimo-sharafeed Qado ah ku Maamusay Haldoorka Jaaliyaddaha Somaliland ee Maraykanka, Seattle iyo UK… Danjire Abdifatah

Hargeysa(Salaanmedia)-Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed oo ku sugan Caasimada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta Qado-sharaf sameeyey Haldoorka Jaaliyada Somaliland ee Maraykanka, Seattle iyo London iyo UK.
Kulankan ayaa kulmiyey Jaaliyadda Somaliland ee wadamo kala duwan, waxana xubnaha Jaaliyaddu uga mahad-naqeen Safiirka kulanka qiimaha leh ee u ku Maamusay.