Shirkadda Gaadiidka ee Sahal Transport oo Macaamiisheeda abaal-marisay

 

Burco (SM)- Shirkadda Isu-socodka Gaadiidka Dadka iyo Alaabaha ee Sahal Transport and Logistics, ayaa munaasibad ay ku abaal-marinayso macaamiisheeda ku qabatay magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose