Siyaasi Eedo Culus u jeediyey Maayarka Gabiley iyo Xildhibaan Cabdilaahi Balaaki

Hargeysa (SM)- Siyaasi ka mid ah siyaasiyiinta gobolka Gabiley ayaa waxaa uu eedo kulul u soo jeediyay Maayirka gobolka Gabiley iyo Xildhibaan Cabdillaahi Balaki.