TACSI:Reer Xaaji Axmed Yuusuf Quluumbe, oo hooyadood Ardo Ismaaciil ay ku geeryootay magaalada London.

TACSI:- Axmed Mire, Ibraahin Dhegawayne, Kayse Axmed Digaale, Cali Axmed Ibraahin (Seenyo), Maxamed Tiriig, Muuse Jaambiir, Axmed Jawhari, Axmed Siciid Cige, Sh. Maxamuud Axmed Dalmar, Bashiir Ibraahin, Deyr Maxamed Cilmi, Maxamuud Dhegalaab, Cheif Axmed Maxamed Daahir, Cali Cantar, Xuseen Cabdillaahi, Xildhibaan Waabeeye, Maxamed Nuur Caraale, Maxamuud Fadhiyare, dhammaan maamulka iyo hawl-wadeennada SAAB TV, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan reer Xaaji Axmed Yuusuf Quluumbe, oo hooyadood Ardo Ismaaciil ay ku geeryootay magaalada London.

Waxaan leenahay samir iyo iimaan saadiq ah Eebbe haydinka siiyo, marxuumaddana Eebbe jannadii firdowsa haka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin.