Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda oo ka hadashay Ciwaanno Baraha Bulshada ah oo Magaca Wasiirka lagaga Been-abuuray

Hargeysa (Salaanmedia)- Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Somaliland, ayaa bulshada uga digtay Ciwaanno Facebook Pages been-abuur ah oo lagu samaystay Magaca Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dr Sacad Cali Shire, kuwaas oo siyaabo Qaldan loo isticmaalay.

Sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay Waaxda Xidhiidhka Dadweynaha iyo Xogta Wasaaradda, Ciwaannada Facebook ah oo astaan loo dhigay magaca iyo sawirka wasiirka Maaliyadda, ayaa la sheegay in dad lacago lagu weydiistay.

Warkan oo faahfaahsan kaga bogo muuqaalka Hoose