Wasaaradda Isgaadhsiinta oo Qabatay Kulan Lagaga Hadlayo Adeegga Boosaha Ee Ganacsatada Dalka

 

Hargeysa (SalaanMedia)- Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda ee Somaliland, ayaa maanta qabatay kulan lagu soo bandhiga adeegga Boosaha ee Ganacsatada dalka.

Kulanka waxa ka qayb-galay Wasiirka Wasaaraddaas, Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo masuuliyiin kale.

Warkan oo faahfahsan ka daawo muuqaalka hoose