Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Wasaaradda Maaliyadda oo ka shirtay Siyaasadda Qaran ee Cashuuraha Somaliland

Hargeysa (SM)- Wasaaradda Horumarin Maaliyadda Somaliland ayaa maanta qabatay shir lagu eegayo siyaasadda Cashuuraha Qaranka.