Wasaaradda Shaqo-gelinta oo Shaqo Abuur u samaysay 25 Qoys

 

Hargeysa (SM)- Wasaaradda Arrimaha Bulshada iyo Shaqo-gelinta ee Somaliland ayaa shaqo abuur u samaysay 25 qoys.