Wasiirka Horumarinta Beeraha oo Xilka u kala wareejiyey Agaasimihii hore iyo Agaasimaha Cusub ee Wasaaraddaas

Hargeysa (SM)- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha Md Axmed Muumin Seed, ayaa maanta Xilka u kala wareejiyey Agaasimihii hore iyo Agaasimaha Cusub ee dhowaan loo magacaabay Wasaaraddaas.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo Muuqaalka hoose