Wasiirka Jidadka oo ka hadlay Khasaaraha Naf iyo Maalba leh ee ka Dhasha Shilalka Gaadiidka

Hargeysa (SM)- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Jidadka iyo Gaadiidka Md Cabdilaahi Abokor oo maanta hor-tagay Guddiga Joogtada ee Golaha Guurtida Somaliland, ayaa faahfaahin ka bixiyey baaxadda shilalka gaadiidka ee dalka ka dhaca iyo khasaaraha naf iyo maalba leh ee ka dhasha.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose