Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Wasiirka Maaliyadda oo furay Kulanka Qiimeynta iyo Abaal-marinta Waaxaha Dakhliga Kastamada iyo Cashuuraha Barriga

Hargeysa (SM)- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Somaliland, ayaa maanta Furay Kulan ku saabsan Qiimaynta Iyo Abaalmarinta Waaxaha Dakhliga ee Kastamadda iyo Cashuuraha Barriga ee wasaaraddaas.

Warkan oo faahaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose