Wasiirka Shaqo-gelinta iyo Arrimaha Bulshada oo si rasmi xilka ula wareegay

Hargeysa (SM)- Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Shaqo-gelinta iyo Arrimaha Bulshada ee Somaliland, ayaa maanta si rasmi ah xilka ugala wareegay wasiirkii hore ee Wasaaradaas.

Munaasibad loo qabtay xil-wareejinta labada masuul, waxa ka qayb-galay xubno ka tirsan golaha wasiirrada, masuuliyiin ka tirsan hay’adaha dowladda, Shaqaale-weynaha wasaaradda iyo marti-sharaf kale.

warkan oo faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose