Xubno Ka mid ah Gudida Qandaraasyada Qaranka oo Kormeeray Mashaariic Laga Hirgalinayo Magaalada Xariirad
January 25, 2021 |
Published by: Hamse
Xubno Ka mid ah Gudida Qandaraasyada Qaranka Ayaa Soo Kormeeray Mashaariic Laga Hirgalinayo Magaalada Xariirad ee gobolka Selal.