“Damacaygii, Doodaydii iyo Dudmadaydii waxa la mooday inaan Kulmiye ka tagay ee…” – Maxamuud Xaashi Cabdi

 

Burco (SalaanMedia)- Maxamuud Xashi Cabdi oo ka qayb-galay Xaflad lagu soo bandhigay Murashaxiin uu soo bandhigay Xisbiga Kulmiye magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer.