Hargeysa: Murashaxiin Shaaciyey inay u tanaasuleen Maayar SOLTELCO

Hargeysa (SM)- Qaar ka mid ah Murashaxiin u taagan Doorashada Golaha Deegaanka ee Hargeysa oo ay isku deegaan ka soo jeedaan maayarka caasimadda ee xilligan Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid oo mar kale u tartamaya doorashada, ayaa shaaciyey inay ka tanaasuleen hankooda murashaxnimo isla markaana ay u tanaasuleen Maayar SOLTELCO.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo Muuqaalk Hoose