London, February 3, 2021- (SM) : – Mayorkii hore ee magaalo Ganacsiyeedka Somaliland ee Tog-wajaale,Mujaahid,Eng. Ad an Muse Cilmi (Adan Shiine),ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane,Mujaahid,Muse Biixi Cabdi,Komishanka Doorashooyinka Qaranka,Xisbiya da Qaranka,Golaha Wakiilada ,Golaha Guurtida & shacabka Somaliland,guusha ay ka gaadheen Diiwaan gelinta cod bixiyaasha iyo go’aanka ay isku waafaq een wakhtiga Doorashada Golaha Wakiilada iyo Golaha degaanku,ay ka qabsoomi doonaan geyigeena Somaliland.Ex-Mayor,Mujaahid,
Ex-Mayor,Mujaahid,Eng. Adan Shiine,” Waa maalin taariikhiya,waa maalin ay aad ugu diirsadeen inta jecel wanaaga iyo jiritanka Somaliland, ee naftoodii iyo maalkoodiiba u soo huray Gobanimada aynu maanta ku naaloonayno.Waa maalin ku suntan geedi socodka Dimuqraadiyada ee Jamhuuriyada Somaliland ka hana qaaday,waxaanay ka nixisay,dhinbiil dab ahna ku no qotay,Cadawga gudaha iyo ka dibada,ee neceb jiritaanka,Qaranimada & horumarka Somaliland.
Waxaan aad ugu diirsaday khudbadii taariikhiga ahayd,ee madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland,mudane,Mujaahid,
Anigoo fursadan ka faaiidaysanaya ,waxaan Hambalyo u dirayaa Ciidanka Qaranka ee Jamhuuriyada Somaliland,oo u dabaal degay xuskii 27-aad ee aasaas koodii,muujiyeyna inay yihiin Ciidan aan Cadawgu marnaba soo haybsan karin,ahna kuwa habeen & maalin heeganka ugu jiran inay sugaan, oo ilaaliyaan Nabada,Karaamada & Qaranimada Somaliland….Guuleysta walaalayaal meel aad joogtaanba.”
Ugu danbewyntii ,Mayorkii hore ee magaalo Ganacsiyeedka Somaliland ee Tog-wajaale,Mujaahid,Eng. Adan Muse Cilmi (Adan Shiine),waxaa uu u duceeyey Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland,Mudane,Mujaahid,
Xigasho:Timacade News Network (TNN)