Murashaxa Golaha Deegaanka Ee Caasimada Hargeisa Eng:Maxamed Aadan Xuseen ‘Joofle’

Murashaxa Golaha Deegaanka Ee Caasimada Hargeisa Eng:Maxamed Aadan Xuseen ‘Joofle’ salaanmedia/Hargeisa…

Bulsha Waynta Reer Hargeisa Waxay Rajo Aan Midho Dhal Lahayn Sugayeen Mudaba 3 Wareeg Doorasho
Iyaga Oo Soo Dooranayay Hadba Xildhibaanka Ay U Arkaan Inuu Caasimada Hargeisa Ka Dhigo Caasimadaha Aduunka Oo Kale
Nasiib Daro Kumay Guulaysan
Waa Ay Ku Hungoobeen HadafkooMurashax Eng Maxamed Aadan Xuseen ‘Joofle’ Waa Mid Ka Mida Murashixiinta U Taagan Doorashada Golaha Deegaanka Ee Caasimada Hargeisa gi

Dadwaynaha Caasimada Hargeisa
Waxay Rabaan Waxay rabaan
Horumar,Waxqabad,sinaan,Iyo Waliba Caddaalad
Eng Maxamed Aadan Xuseen ‘Joofle’ Waa Hogaamiye Buuxin Kara Baahida Shacabkan Hungoobay
Murashax Joofle Waxa Uu Ku Suntanyahay In uu Yahay Qof Umada U Shaqeeya Balse Aanu Ahayn Mid Ka Shaqaysta

Ballanteenu Waa In Aynu Codka Siino
Murashaxa Golaha Deegaanka Caasimada Hargeisa 2021

Eng Maxamed Aadan Xuseen ‘Joofle’