Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Qaramada Midoobay oo Doorashooyinka Somaliland War ka soo saaray iyo Socdaalkii James Swan ee Hargeysa

Hargeysa (SM)- Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaalida James Swan ayaa ka hadlay doorashada Goleyaasha Deegaanka iyo Wakiillada oo loo muddeeyey inay dalka ka qabsoonto 31-ka May 2021-ka.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose