Shirkadda Socdaalka ee Sacaada Bus oo abaal-marisay Shaqaalaheeda ugu Wax-qabadka badnaa sannadkii 2020

Shirkadda Socdaalka ee Sacaada Bus ayaa maagaalada Hargeysa ku qabatay Xaflad-sannadeedka abaal-marinta Shaqaale-weynaha shirkadda taas oo si gaar ah loogu maamuusay shaqaalihii ugu wax-qabadka badnaa sannadkii 2020-kii.