War Cusub oo ka soo kordhay Hoodo Garays iyo Dhacdadii Ciidanka Booliska oo si fahfaahsan uga hadlay

Afhayeenka Ciidanka Booliska Somaliland Gaashaanle Sare Faysal Xiis ayaa faahfaahin ka bixiyey Qaabkii ay ku timi dhacdadii Dhexmartay Suxufiyad Hoodo Garays oo ay weheliso hooyadeed iyo Askar ka tirsan Ciidanka Booliska ee Saldhigga Qudhac-dheer ee magaalada Hargeysa.